VISTEC University waa jaamacad ku taal dalka Thailand.Waxa ay hadda bixinaysaa scholarshipka(2026), kaas oo ah Fully Funded Scholarship.
Scholarshipka Waxa uu u furan yahay Master iyo Doctoral Programs.
Sidoo kale lagaama rabo IELTS Test.
Faa’idooyinka(Benefits) Uu leeyahay Scholarshipkaan:
- Horta Waa: Fully Funded Scholarship.
- Lacag Mushaar bille ah oo u dhaxeeyo: 444,000–1,350,000 THB (Varies By Program).
- Travel Allowance: Up to 50,000–150,000 THB
Yaa loo ogol yahay( Eligibility ) :
- Dhamman wadamada Caalamka Wuu u furan yahay, oo ay ku jirto Somalia.
Wadanka:
- Thailand
Required Documents:
- Dhamman wadamada Caalamka Wuu u furan yahay.
- Passport
- Transcripts( High School or Bachelor
- Certificates/Diploma( High School or University
- Motivation Letter/ Statement of purpose/ Letter of intent/essay
- CV / Resume
- Recommendation Letter
- MOU(Shaadada Cadeynta Englishka), waxa aad ka heleesaa jaamacadda aa ka soo baxday.
Sidee u xareesan kartaa:
- Booqo official VISTEC admission portal.
- Dooro Programka Aad Rabto.
- Diyaari oo ku upload garee required documents portal dhexdiisa
- Dir Codsigaaga Qaab online ah.
Waqtiga UU Xirmaayo(Deadline):
15th February 2026







