Mastercard foundation Scholarship waa deeq  Waxbarasho oo ah Fully Funded Scholarship oo ay bixiso hay’adda Mastercard foundation,ee shirkadda weyn ee Mastercad, kuwaas oo bixiyaan kaarar Caalami ah, kaas oo loogu talagalay dhalinyarada Africanta ah.

Mastercard Foundation Scholars Program (MFSP) waxaa si rasmi ah la bilaabay sanadkii 2012.

Ujeedadeeso waa in ay dhalinyarada Africanta ah ay helaan  deeq wax barasho, xirfado, iyo fursado shaqo oo bilaash ah.

Faa’idooyinka Mastercard foundation Scholarship:

  • Horta waa Fully Funded Scholarship.
  • Waxa ay kaa daboolaysaa Dhammaan:
    • Kharashaadka jaamacadda (tuition fees)
    • Hoyga iyo cuntada (accommodation & meals)
    • Qalabka waxbarashada (books, laptop, supplies)
    • Tigidhka safarka (airfare) – inta badan hal mar safar ah sannadkii
    • Pocket allowance (lacag nololeed bille ah)
    • Workshops,Training iyo internships
    • Sidoo kale Waxa lagu siinayaa leadership training

Yaa loo ogol yahay( Eligibility ) :

  • Dhamaan Dhalinyarada Africanta ah, oo ay ku jiraan Dhalinyarada Soomaaliyeed.

Jaamacadaha iyo Hay’addaha Partnershipka La ah Barnaamijkaan:

  • Makerere University(Uganda)
  • Arizona State University(USA)
  • American University of Beirut(Lebanon)
  • McGill University(Canada)
  • University of Cape Town (South Africa)
  • University of Edinburgh(UK)
  • Iyo Kuwa kale oo badan

Required Documents:

  1. Passport
  2. Transcripts( High School or Bachelor
  3. Certificates/Diploma( High School or University)
  4. Motivation Letter/ Statement of purpose/ Letter of intent/essay
  5. CV / Resume
  6. Saddex Recommendation Letter
  7. Essay Questions / Short Answers
  8. Proof of Financial Needs

Sidee u xareesan kartaa:

Note: Scholarshipkaan ma’ahan mid aad meel ka xareesaneyso,waxaa aad buuxineysaa formka Jaamacadda aad rabto in aad ka hesho Scholarship,ka dib jaamacadda ayaa u direyso Hay’adda Mastercard foundation Scholarship.

  • Booqo official Mastercard foundation Website
  • Hubi in Waqtiga la xareesan uu furan yahay
  • Doore Jaamacad iyo Program aad rabto kuwaas  Partnership la ah Mastercard foundation Scholarship.
  • Tag jaamacadda aad xareesaneyso Portalkeeda,ka dib buuxi Application Formka.
Abdisalam Ahmedweli
Abdisalam Ahmedweli
Articles: 18

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *