Erasmus Mundus Erasmus Mundus PROMISE Scholarship Waa Deeq waxbarasho oo dhameestiran( Fully Funded Scholarship) oo ay bixinayso Hay’adda Erasmus Mundus kaas oo Diiradda lagu saaro Master in Sustainable Mineral and Metal Processing Engineering, waana barnaamij Master ah oo soconaya Muddo laba sano.
Programkaan waxa ku qaadaneysaa Semesterka 1aad dalka Finland, Semesterka 2aad dalka Austria, Semesterka 3aad Croatia am Chile halka Semester 4 ama sida loo yaqaano Thesis Defense waxa aad ku qaadan doontaa mid kamid ah dalkaan afarta ah(Finland, Austria, Croatia ama Chile).
Faa’idooyinka(Benefits) Uu leeyahay Scholarshipkaan:
- Hadii scholarshipka ku guuleysato Dhamaan Kharashaadka Waxbarashada waa laga dhiibi doonaa.
- Waxa lagu siin doonaa 1,400 Euro jaab galis ah.
- Guuleystaha sidoo kale waxa uu heli doonaa insurance.
- Kharaashaadka kugu baxaayo dhammaan waa lagaa dabari doonaa.
- In aad jaanis in aad wax ku barato 4 Dal oo kala duwan.
Wadanka lagu qabanaayo:
- Finland, Austria, Croatia iyo Chile.
Ururka qabanaayo:
- Erasmus Mundus Joint Masters (EMJM).
Waqtiga oo soconaayo Scholarshipkaan:
- 2 years.
Yaa loo ogol yahay( Eligibility ) :
- Tartamayaasha Waa in ay heestaan Shahaadadooda Bachelor Degreega.
- Codsadayaashu waa inay aqoon u leeyihiin habaynta macdanta.
- Ma codsan karaan ardayda horey ugu guuleysatay Erasmus Mundus scholarship.
Required Documents:
- English proficiency certificate.
- 2 academic recommendation letters or work letters.
- Bachelor’s degree certificate.
- Bachelor’s official transcript.
- CV oo ah Europass Style.
- Valid passport.
Waqtiga u danbeeyo oo aad xareesan karto(Deadline).
- 31 January 2026
Sidee u xareesan kartaa:
- Waxaad diri doontaa 1 application Erasmus Mundus iyo Promise.
- Waxa aad u diri doontaa qaab online ah.
- Sameeso account.
- Buuxi formka su’aalaha.
- Kadib dir dhamaan required documents.
- Kadib dheh submit.







