Netherland Scholarship waa Deeq waxbarasho oo kamid ah kuwa ugu waaweyn dalka Netherland, waa Partial Scholarhsip, markii hore waxaa lagu magacaabi jiray Holland Scholarship waxaana loogu talagalay ardayda caalamiga ah oo dhan markii laga reebo wadamada ka tirsan EEA Countries (European Economic Area).
Deeqdaan Waxbarahso waxaa maalgaliyay Dowladda Netherland Gaar ahaan Wazaaardda Waxbarashada, Dhaqanka iyo Saynika.
Scholarship waxaa ka qeyb qaadanaayo 32 Dutch Universities, kuwaas oo bixinaayo Programms kala duwan. Hadda scholarship ku Guuleysato waxaa aad jaanis u heli doontaa in aad ku noolaato marka aad jaamacadda mise Masterka in aad ku noolaan karto Netherland.
Faa’idada Scholarhsipkaan:
- In sanadka koowaan lagu siin doono 5,000 Euro.
- In aad waxkubarato Netherland.
NOTE: Markii sanadka 1aad lacagtaas lagu siiyo taasoo ah(5,000 Euro)  ka dib waxa ay noqoneysaa  in aad adiga oo shaqeesanaayo lacagta iska dhiibto mise Waalidkaaga kaa dhiibo.
Wadanka
- Holand.
Cidda maalgalineyso
- Dutch Ministry of Foreign affairs.
Jaamacadaha
- 32 jaamacadood oo Netherland ah.
Scholarship Program Level
- Bachelor iyo Master Degree.
Eligibility Criteria( Yaa loo ogol yahay )
Dhamaan Wadamada Caalamka markii laga reebo wadamada aan ka tirsan EEA Countries (European Economic Area).
Required Documents:
- Passport
- Transcripts( High School or Bachelor
- Certificates/Diploma( High School or University)
- Motivation Letter/ Statement of purpose/ Letter of intent/essay
- CV / Resume
- Recommendation Letter
- Reference letter
Financial statement
Deadline( Waqtiga u danbeeyo )
Codsadayaasha 2026-2027 waxa uu furmay 1 Novermber 2025, waqtiga uu xirmaayo waxa ay ku xiran tahay jaamacadda xareysaneyso, marka jaamacadda aad xareesaneyso waqtigeeda hubi.
Sidee u xareesan kartaa:
- Booqo marka hore NL Scholarhsip.
- Ka dib dooro jaamacadda iyo Programka kugu haboon.
- Ka dib codsigaaga u dir jaamacadaas.
- Markaas ka dib waxa aad la soo coneysaa jaamacadaas
Start your Journey to Netherland








I need to utilize this opportunity if Allah said and wish the best
I need to utilize this opportunity if Allah said and wish the best
Je suis tellement intéressé cette bourse
Je suis tellement intéressé cette bourse