In-Country/In-Region Scholarship waa Deeq waxbarasho oo caalami ah oo loogu talagalay in lagu taageero aqoonyahanno iyo xirfadlayaal ka imaanaya gobollada horumarayaa sida Sub-Saharan Africa. Barnaamijkan waxaa bixiya hay’adda DAAD ee Dalka Germany,waxa ayna bixiyaan Fully Funded Scholarship ama Partial Scholarship si ardayda u qaataan heerka waxbarashada ee Master ama PhD, ayaga oo ku qaadanaayaan jaamacadaha gudaha ama gobollada deriska ah ee Afrika Hoose. Ujeedadu waa in la dhiso awoodda aqooneed ee waddamada, kor u qaadista xirfadaha cilmi-baarista, iyo in la xoojiyo iskaashiga aqooneed ee gobolka sub saharan.
Faa’idada ay kaa daboolayso Deeqdaan:
- Lacagta waxbarashada oo Dhameystiran.
- Lacag yar oo jaab galis ah oo lagu siinaayo.
- Kharashaadka waxbarashada iyo cilmi baarista.
- Kharashaadka ku baxeysa buuga difaacashada.
Programska iyo Jaamacadaha Aad Xareesan karto:
West and Central Africa
Cameroon
• University of DSc hang
Subject fields:
PhD: Parasitology
PhD: Pharmacology
Ghana
• West African Center for Crop Improvement (WACCI), University of Ghana
Subject field:
Master: Seed Science and Technology
• West African Centre for Cell Biology of Infectious Pathogens (WACCBIP), University of Ghana
Subject field:
Master: Molecular Cell Biology of Infectious Diseases
Nigeria
• Rev. Fr. Moses Orshio Adasu University Makurdi (formerly Benue State University Makurdi)
Subject fields:
Master: Food Chemistry
PhD: Food Chemistry
Eastern Africa
Kenya
• Jomo Kenyatta University of Agriculture and Technology (JKUAT)
Subject fields:
- Master: Energy Technology
- Master: Soil and Water Engineering
- PhD: Soil and Water Engineering
• Moi University
Subject field:
PhD: Biostatistics
• East and South African-German Centre of Excellence for Educational Research Methodologies and Management (CERM-ESA) – Moi University
Subject field:
Master: Education in Research
• Dedan Kimathi University of Technology (DeKUT)
Subject field:
Master: Food Science and Technology
• Partnership for African Social and Governance Research (PASGR)*
Subject field:
Master: Research and Public Policy (MRPP)
• Pwani University
Subject field:
Master: Bioinformatics
Tanzania
• Ardhi University
Subject field:
Master: Geomatics
• Nelson Mandela African Institution of Science and Technology (NM-AIST)
Subject field:
Master: Embedded and Mobile Systems
Uganda
• Busitema University
Subject field:
Master: Public Health
• Mbarara University of Science and Technology (MUST)
Subject fields:
Master: Biology (Natural Resources Ecology, Management and Conservation)
Master: Biology (Microbiology and Parasitology) (MAP)
Southern Africa
Botswana
• Botswana International University of Science and Technology (BIUST)
Subject field:
Master: Physics (by research)
Malawi
• Malawi University of Business and Applied Sciences (MUBAS)
Subject field:
Master: Environmental Health
Yaa loo ogol yahay Deeqdaan( eligibility ):
- Waa in aad ka soo jeedaa Sub Saharan African Countries.
- Waa in aad tahay qof doonaayo Master ama PHD.
- Darajo Sareesa GPA.
Required Documents:
Marka hore ku dhufo jaamacaha kor ku xusan, ka dib waxa aad arkeysaa Dhammaan wax yaabaha lagaga baahan yahay. Balse Documents ay wada siman yihiin waxa ka mid ah:
- Passport
- Transcripts( High School or Bachelor)
- Certificates/Diploma( High School or University
- Motivation Letter/ Statement of purpose/ Letter of intent/essay
- CV / Resume
- Recommendation Letter
- MOI (Shahaadada Cadeynta Englishka), waxa aad ka heleesaa jaamacadda aa ka soo baxday, ka fiican in aad heesato IELTS ama TOEFL.
Application deadline
Application deadline is November 27, 2025.
Sidee u xareesan kartaa
Note: ogsoonow Deeqdaan si toos ugama xareesan DAAD, ee waxa ku dhufaneysaa jaamacaha kur aan ku soo xusay, ka dib Meesha ayaad ka xareesaneysaa.
Scholarship Link: DAAD In-Country/in-Region Scholarship







