Global Change Summit waa Summit calami ah, kaas oo dhalinyarada,hogaamiyayaasha,ururada bulshada,hal-abuurayaasha iyo kuwa danaya isbadalka bulshada, ay ku kulmaan si ay uga wada hadlaan caqabadaha dunida iyo xalalka suuragalka ah.
Ka dib markii sanadkii hore(2024) si guul ugu dhacay,wadanka morocco, waxaa sanadkaan(2025) la shaaciyay in uu ka dhici doono Istanbul, Turkey.
Si aad u xareesatid lagaagama Baahno Shahaado,shaqo iyo xirfad hore iyo ielts.
Kaliya in aad ka qaadan kartid isbadalka Dunida.
Faa’idooyinka oo leeyahay Programkaan:
- Safar dhanka hawada (round-trip airfare) oo aad ku tagto Istanbul iyo dib ugu soo noqoshada
- Hoy wadaag ah oo aad dadka wadaagi toontaan.
- Cuntooyinka iyo ay socdaan kulamada
- Warqad casuumaad visa (visa invitation)
- in aad Ka qeyb-gali doonto dhammaan aqoon isweydaarsiyada
- Shahaado ka qeybgal (Certificate of Participation)
- Fursad aad ku ogaan garto dhaqamada turkey
Ujeedada shirka
- In la xoojiyo xirfadaha hogaamineed ee dhalinyarada si ay isbadal bulsheed u sameeyaan.
- In la abuuro is-dhexgal (networking) u dhexeeya dhalinyarada caalamka.
- In aragtiyo cusub la soo bandhigo oo caalamka wax loogu badalo.
- In la dhiirrigeliyo hindisayaasha isbeddel wadayaalka ah.
Yaa loo ogol yahay(eligibility):
- Dhamaan dhalinyarada Caalamka wuu u furan yahay.
- Waa laguu ogol yahay hadii aad tahay qof dhigta High school ama jaamacad.
- Waa in aad fahmi kartaa luqadda Englishka
- Waa in aad xaadi kartaa dhamaan summitka,bilow ilaa dhamaad.
Sidee u codsan kartaa application kaan:
1) kow da hore booqo websiteka OGPD
2) Dooro qaabka aad rabto:
- Fully funded
- Partial
- Self-funded
4) buuxi formka
3) Bixi 15.9$ oo ah codsiga applicationka.






