Italy waxa ay bixisaa fully Funded Scholarships oo Aad u farabadan,qaasatan ayada oo aad Muhiimad gaar ah u siiso Dadka Soomaaliyeed, Una fudadeeso Howlahooda, maadaama ay ayada horey u soo gumeesatay.

Scholarshipska Waa undergraduate, master and Phd. Sidoo kale uma baahnid IELTS TEST.Badanaa jaamacada waxa ay furaan Admissionka Laba jeer(Summer iyo Winter).

Noocyada Scholarships Ay Bixiso ITALY:

1.Italian Government Scholarships (MAECI Scholarships)
  • Waxaa bixisa: Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Italy (MAECI).
  • Heerka waxbarasho: Master, PhD, iyo Cilmi-baaris.
  • Jaamacadaha Bixiya Waa Kuwa dadweynaha(Public Universities).
  • lacagta waxbarashada oo laga dhaafo + caymis + caafimaad.
  • Waxa ay ku siinaysaa Lacag Bille  oo ah €900.
2.Invest Your Talent in Italy Scholarship
  • Waxaa bixisa: MAECI iyo Italian Trade Agency.
  • Heerka waxbarasho: Master iyo PhD.
  • Waxa ay ku siinaysaa €900 bil kasta + internship fursado.
3.Regional Scholarships (e.g. LazioDisco, EDISU, ERGO, DSU)
  • Waxaa bixiya: Dowlad-goboleedyada Dalka ITALY.
  • Gobolada Ugu Caansan waa: DSU, EDISU, ERGO, Lazio Disco, and so on..
  • Waxay Kaa daboolaayaan: Hoyga, cuntada, lacagta waxbarashada, iyo mararka qaar safarka.
4. University-specific Scholarships
  • Waxaa bixiya: Dowlad-goboleedyada Dalka ITALY.
  • Gobolada Ugu Caansan waa: DSU, EDISU, ERGO, Lazio Disco, and so on..
  • Waxay Kaa daboolaayaan: Hoyga, cuntada, lacagta waxbarashada, iyo mararka qaar safarka.
Documents required:
  1. Passport
  2. Transcripts( High School or Bachelor
  3. Certificates/Diploma( High School or University
  4. Motivation Letter/ Statement of purpose/ Letter of intent/essay
  5. CV / Resume
  6. Recommendation Letter
  7. MOU(Shaadada Cadeynta Englishka), waxa aad ka heleesaa jaamacadda aa ka soo baxday.
Deadline(Waqtiyada):
  • Italian Government Scholarships (MAECI Scholarships) : May until June
  • Regional Scholarships: late June until Semptember
  • Scholarshipska jaamacadaha: waa in marka aad jaamacada codsaneysid(Application process) oo furnaadaa, isla jaamacada aad ka xareesaneesid Scholarshipskeed

Official Links To Apply: Universitaly

Abdisalam Ahmedweli
Abdisalam Ahmedweli
Articles: 1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *