Turkiye Burslari scholarship Waa mid ka mid ah Scholarships ugu Caansan Caalamka, waana Fully Funded Scholarship oo ay bixiso Dowladda Turkey.waxa uu u furan yahay dhammaan Ardayda Caalamka.

Waxa aad si bilaash u baraneysaa luqadda Turkishka,Dowladda Turkey waxa ay siisaa mudnaan gaar ah Scholarshipkaan.

Faa’idooyinka Mastercard foundation Scholarship:

  • Horta Waa fully funded Scholarship
  • Kharashaadka jaamacadda (tuition fees)
  • Hoyga iyo cuntada (accommodation & meals)
  • Qalabka waxbarashada (books, laptop, supplies)
  • Tigidhka safarka (Go iyo Back)
  • Pocket allowance (lacag nololeed bille ah)
  • 1 sano oo luqadda Turkishka Bilaash ah

Yaa loo ogol yahay( Eligibility ) :

  • Dhamaan Ardayda Caalamka, oo ay san ku jirin kuwa Turkiye.
  • Waa inaad haysaa darajo sare oo waxbarasho (Bachelor: ≥70%, Master/PhD: ≥75%, Medicine iyo Health Sciences: ≥90%).
  • Waa in Da’daada ahaataa:
    • 30 sano Ka yar (Master)
    • 21 sano Ka yar (Bachelor)
    • 35 sano Ka yar (PhD).

Required Documents:

  1. Passport
  2. Transcripts( High School or Bachelor
  3. Certificates/Diploma( High School or University)
  4. Motivation Letter/ Statement of purpose/ Letter of intent/essay
  5. CV / Resume
  6. Recommendation Letter
  7. Sawir Teesaro ah

Sidee u xareesan kartaa:

1)Booga Websiteka rasmiga ee Turkiye Burslari scholarship.

2) ka sameeso Account

2) Doore Jaamacad iyo Program aad rabto

3)Buuxi formka Codsiga

4) kala soco Barnaamijkaaga gudaha Portalka.

Waqtiga(Deadline):

  • Waqtiga furmaayo codsiga : 10 January
  • Wagtiga xirmaayo : 20 February
  • Wagtiga wareysiga: Aprill ilaa June inta u dhaxeyso
  • Shaacinta natiijooyinka: Augusto
Abdisalam Ahmedweli
Abdisalam Ahmedweli
Articles: 18

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *