VISTEC University waa jaamacad ku taal dalka Thailand.Waxa ay hadda bixinaysaa scholarshipka(2026), kaas oo ah Fully Funded Scholarship.

Scholarshipka Waxa uu u furan yahay Master  iyo Doctoral Programs.

Sidoo kale lagaama rabo IELTS Test.

Faa’idooyinka(Benefits) Uu leeyahay Scholarshipkaan:

  • Horta Waa: Fully Funded Scholarship.
  • Lacag Mushaar bille ah oo u dhaxeeyo: 444,000–1,350,000 THB (Varies By Program).
  • Travel Allowance: Up to 50,000–150,000 THB
Yaa loo ogol yahay( Eligibility ) :
  • Dhamman wadamada Caalamka Wuu u furan yahay, oo ay ku jirto Somalia.
Wadanka:
  • Thailand
Required Documents:
  1. Dhamman wadamada Caalamka Wuu u furan yahay.
  2. Passport
  3. Transcripts( High School or Bachelor
  4. Certificates/Diploma( High School or University
  5. Motivation Letter/ Statement of purpose/ Letter of intent/essay
  6. CV / Resume
  7. Recommendation Letter
  8. MOU(Shaadada Cadeynta Englishka), waxa aad ka heleesaa jaamacadda aa ka soo baxday.
Sidee u xareesan kartaa:
  1. Booqo official VISTEC admission portal.
  2. Dooro Programka Aad Rabto.
  3. Diyaari oo ku upload garee required documents portal dhexdiisa
  4. Dir Codsigaaga Qaab online ah.
Waqtiga UU Xirmaayo(Deadline):

15th February 2026

Abdisalam Ahmedweli
Abdisalam Ahmedweli
Articles: 18

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *