Maxaa Aad Ka taqaanaa technologyida u danbeeya ee google soo saartay? Nano Banana Ai Cusub kaas uu looga talagalay in Lagu abuuro sawiro heer sare, lagu edit gareeyo, laguna tifatiro sawirada.

Dadka Graphic Designers ka Waa mid halis ku ah technologyidaan cusub, maxaa yeelay halkee wax lagu des ign gareen 2 ilaa 3 saac, hadda waxa uu ka dhigay Second in uu ku abuuro sawir heer saro ah.

Nano Banana waxaa soo saaray Google, gaar ahaan Qeybta Gemini.

Awoodaha Gaar ah uu leeyahay:

1)waxa ay awooda(Character Consisty)waa sawir hore loo qaaday in dib loo edit gareeyo,weliba ayada oo aanan qofka wajigiisa lataabanaynin, laakin inta kale la badali karo.

2) waxa ay awooda(Multi-image fusion) waa sawiro badan oo kala duwan in hal sawir la iskugu keeno.

3) waxa ay isticmaasha erayo dabiici ah.

Side u isticmaali kartaa?

  • Gal google, ka dib search Gemini
  • ka dib gudaha gemini dooro nano banana
  • Ka dib ku qor prompt clear ah.
  • ka dib marka oo kuu abuuro ku celi oo dheh wax ka badal
Abdisalam Ahmedweli
Abdisalam Ahmedweli
Articles: 18

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *