Youth Future Summit waa madal caalami ah oo loogu talagalay dhalinyarada hogaamiyayaasha, hal-abuurayaasha, wakiillada is-bedelka doonaya, iyo kuwa ka shaqeeya arrimaha bulshada, teknolojiyadda, caafimaadka, iyo hogaaminta.
Sanadkaan waxa uu ka dhacayaa, magaalada Geneva ee Dalka Switzerland, sababta loo doortay Switzerland waa Meesha ay ku yaalaa in kabadan 200 organizations sidoo kale waxaa loo aqoonsan yahay Meesha ugu weyn ee nabada, science iyo diblomasiyadda. Youth Future Summit kaagama baahna IELTS.
Faa’idooyinka Madashaan
Waa fully funded scholarship waxa uu kaa dabuulaa:
- Ticket go iyo back
- Hoy VIP oo ah mid dadka wadaageysaan
- Cuntooyin
- Warqad casuumaada
- Shahaado
- In aad ka qeyb gali karto dhamaan kulamada madasha
Wadanka
Geneva, Switzerland
Taariikhda oo soconaayo programka 5 ilaa 8 February 2026.
Mowduucyada Lagu soo bandhigaayo Madashaan
- Dhisida meeraha waara
- Korinta Hal’abuurka dhalinyarada
- In dhalinta la socdaal isbadalka technologiyeed
- In dhaqamada caalamka la wadaago
- Isticmaalka Artificial intelligence
- Fahanka blockchain Ka
Yaa loo ogol yahay(Eligibility)
Dhammaan dhalinyarada caalamka wey soo codsan karaan, da’dooda u dhaxeeso 17 ilaa 46, la hadaan background waxbarasho ama mid shaqo.
Sidee u xareesan kartaa
- Booqo Portalka Summitka
- Dooro fully funded scholarship
- Buuxi formka
- Waxaa fariin laguugu soo diri doonaa email kaaga hadii lagu aqbalo







I interest this section
I appreciate and so glad to be apart of this forum I think u will except me thnks