Waxa hadda furan Doha Institute Scholarships   ee Dalka Qadar 2026.

Doha Institute Scholarships   Waa Deeq Wax barasho oo ah Fully Funded Scholarship oo ay bisio Dalka Qadar, kaas oo u jeedadeeso tahay in ay soo jiitaan International Students.

Doha Institute Scholarships   Waa laba nooc Tamim, a merit-based scholarship( Deeq Waxbarasho oo ah mid Ardayda dhibcaha Sare la siiyo), mida kale waa SANAD Grant, a financial needs scholarship(Deeq Waxbarasho oo ah mid Ardayda Baahiyaha Dhaqaale qabo la siiyo).

Faa’idooyinka(Benefits) Uu leeyahay Scholarshipkaan:

  • Waxa ay kaa dabuuleysaa Dhamman qarashaadka waxbarashada.
  • Waxa aad heleysaa Guri iyo Baabuur Raacaaga bilaash ah.
  • Waxa ay ku siinaysaa Lacag jab galis ah.
  • Sidoo kale waxa ay ku siinaysaa Caymis(Health Insurance)
Yaa loo ogol yahay( Eligibility ) :
  • Dhamman wadamada Caalamka Wuu u furan yahay, oo ay ku jirto Somalia.
  • Waa loo ogol yahay ardayda sanadka u danbeeyo ee jaamacada ah.
  • Ardayda muhiimada gaarah la siinayo waa ardayda dhibcaha sare.
Wadanka:
  • Qatar
Dadka xareesan karo:
  • Ardayda Rabo in ay Diyaariya Master
  • Iyo Kuwa PHD
Required Documents:
  • Copyiga Passport kaaga
  • Shahaadada Jaamacadaada
  • transcripts jaamacada ama Masterkaaga
  • Copyiga Warqada Xiiseyntaada Scholarshipka(statement of interest)
  • A copy of updated curriculum vitae (CV).
  • 3 warqad oo Academic Refference letter
Sidee u xareesan kartaa:
Waqtiga UU Xirmaayo(Deadline):
  • Waxa uu furmay 1-sep-2025
  • Waxa uu Xirmayaa 15-jan-2026
  • Waxbarashada Bilaabaneysaa August 2026
Abdisalam Ahmedweli
Abdisalam Ahmedweli
Articles: 18

One comment

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *