Waxa hadda furan Doha Institute Scholarships ee Dalka Qadar 2026.
Doha Institute Scholarships Waa Deeq Wax barasho oo ah Fully Funded Scholarship oo ay bisio Dalka Qadar, kaas oo u jeedadeeso tahay in ay soo jiitaan International Students.
Doha Institute Scholarships Waa laba nooc Tamim, a merit-based scholarship( Deeq Waxbarasho oo ah mid Ardayda dhibcaha Sare la siiyo), mida kale waa SANAD Grant, a financial needs scholarship(Deeq Waxbarasho oo ah mid Ardayda Baahiyaha Dhaqaale qabo la siiyo).
Faa’idooyinka(Benefits) Uu leeyahay Scholarshipkaan:
- Waxa ay kaa dabuuleysaa Dhamman qarashaadka waxbarashada.
- Waxa aad heleysaa Guri iyo Baabuur Raacaaga bilaash ah.
- Waxa ay ku siinaysaa Lacag jab galis ah.
- Sidoo kale waxa ay ku siinaysaa Caymis(Health Insurance)
Yaa loo ogol yahay( Eligibility ) :
- Dhamman wadamada Caalamka Wuu u furan yahay, oo ay ku jirto Somalia.
- Waa loo ogol yahay ardayda sanadka u danbeeyo ee jaamacada ah.
- Ardayda muhiimada gaarah la siinayo waa ardayda dhibcaha sare.
Wadanka:
- Qatar
Dadka xareesan karo:
- Ardayda Rabo in ay Diyaariya Master
- Iyo Kuwa PHD
Required Documents:
- Copyiga Passport kaaga
- Shahaadada Jaamacadaada
- transcripts jaamacada ama Masterkaaga
- Copyiga Warqada Xiiseyntaada Scholarshipka(statement of interest)
- A copy of updated curriculum vitae (CV).
- 3 warqad oo Academic Refference letter
Sidee u xareesan kartaa:
- Booqo official Doha Institute Scholarship Admission Portal
- Iska diiwaan gali
- Buuxi formka,kuna dir qaab onlin ah
- Application lasoco Qaab online ah portalka gudahiisa
Waqtiga UU Xirmaayo(Deadline):
- Waxa uu furmay 1-sep-2025
- Waxa uu Xirmayaa 15-jan-2026
- Waxbarashada Bilaabaneysaa August 2026





Quality content is the crucial to be a focus for the visitors to go to see the site, that’s what this site is providing.